Hal Arin Hadii Soomaaliya laga helo waxaa suurto gal ah in la helo amni  

Tiro male qaraxyadu, dhimashada iyo dhaawacana ka daran. Marka ay mashaqada dhacdo mid kasta wuxuu lasoo boodaa dhaleeceyn iyo dhoocaar ku socota, dowladda iyo madaxdeeda. Waxaa la is weydiiyaa su’aalo badan oo ka mid aha “ sidee qaraxu ku dhacay?, side kusoo gudbay?, maxaa loo baari waayay, maxaa kusoo beegay iyo kuwo lamida! Maxaa libaax … Continue reading Hal Arin Hadii Soomaaliya laga helo waxaa suurto gal ah in la helo amni